Tiro ka mid ah Maleeshiyaadka Al Shabaab ayaa lagu dilay Gobolka Gado gaar ahaan magaalo Madaxda gobolkaas ee Garbahaareey. Maleeshiyaad...
Shirka 14 ee Qaramada Midoobay ee xaalufinta deegaanka baaba'a dhulka abaaraha iyo isbadalka cimilada ayaa ka furmay dalka India, waxaana...
Xubno ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa maanta kormeer ku tegay Garoonka cayaaraha...
Maxadweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Guddoonsiiyay matooro loogu talo galay in lagu horumariyo beeraleyda Hirshabelle,...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqasho ugu tegay 415 Aaskar Booliis ah oo...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Eng. Cabdi Cashur Xasan ayaa shir caalamig ah...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha waddo 1,500 oo mitir oo...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kormeeray xarunta Hay’adda Shaybaarka Sharciga...
Kulankan oo lagu shaacinayay guddigan Qaran ee Taclinta Sare ee KMG ah oo ay magacowday Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya, ayaa waxaa...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Caalamiga...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho