Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta furay shir looga tashanayo dhammeystirka Siyaasadda...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda gargaarka iyo maareynta masiibooyinka Xukumadda Federaalka Soomaaliya ahna kusimaha Wasiirka Xildhibaan Cabdirashiid Maxamuud Xasan ayaa maanta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa dib ugu soo laabtay dalka kaddib safar...
Taliska 21-aad ee Ciidanka Xoogga dalka oo Fulinaya Qorshaha Xukuumada ee Ku Saleysan Bixinta Xuquuqda Agoonta Ciidanka Xoogga Dalka ayaa...
Hantidhowraha Guud ee Qaranka Mudane Maxamed Maxamud Cali oo ka qeyblaya shirka INCOSAI2019 ee ka dhacaya dalka Ruushka ayaa warbixin...
Xildhibaan Cabdulkaadir Carabow Ibraahim oo ka tirsan golaha Shacabka Soomaaliya ayaa xariga ka jaray Mashruuca dayactirka ceel biyoodka iyo Biyo...
Hadii aad daneyneyso shaqooyinkaan ay soo bandhigtay wasaaradda difaaca dalku fadlan Guji ama riix linkiyada hoose codsigaagana ku hagaaji Emailka...
Waxaa duleedka magaalada Addisababa Bishoftu Itoobiya, kusoo gababoobay shirkii 64-aad Wasiirada Beeraha Bariga Africa ee ee Ururka Bariga Africa ee...
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa u yeertay safiirka dowladda Kenya u jooga dalkeena. Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamig ah ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho