Safaaradda Dowladda Jaban ay ku leedahay dalka Kenya ayaa sheegtay inay Doladeedu hal Milyan oo Doollar ku bixinayso la dagaalanka...
Xarunta dugsiga Tababarka Booliska ee Janaraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho waxaa ka socda Munaasabada Furitaanka Kalfadhigii Shanaad ee mudanayaasha Golaha...
Waxaan Todobaadkaan Barnaamijka ku eegaynaa muhiimada mashaariicda xasilinta oo ay Bulshada go'aamiyaan sida loo fulinayo, istaraatiijiyada wacyagalinta Qaranka iyo dhismaha...
Waxaa maanta lagu wadaa in uu sirasmi ah uu u furmo kalfadhigii Shanaad ee mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka...
Weerar qorshaysan oo Ciidamadu ka fuliyeen Gobalka shabeelaha hoose ayaa lagu soo xiray horjoogahaan oo ka mid ah dhagarqabayaasha u...
Muqdisho- Taliska Ciidamada Xoogga Dalka ayaa dadaal ugu jiray sidii la isugu furi lahaa waddooyinka gobalka Shabeelada Hoose oo la...
Hoolka shirarka Jaamacadda waxbarashada Ajnebiga ee magaalada Beijing waxaa saaka ka dhacay xafladda furitaanka barnaamijka saxafiyiinta dalalka Carabta iyo dalka...
Muqdisho, 26 Maarso 2019 – Qaramada Mudoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Ingiriiska, iyo Mareykanka ayaa soo dhoweeyay hal-abuurka Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay, Madaxda 20-ka Urur siyaasadeed ee ka qayb galay,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa bartiisa qoraal uu soo dhigay ku bogaadiyey kulankii maanta. Waxaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho