Allaha unxariistee Walaasheen Hodon Naaleeye waxay ku dhalatay magaalada laasacaanood ee gobolka sool sannadkii 1976,iyadoo waxbarashadeedii hoose kusoo qaadatay halkaasi,...
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo; Fowzia Maxamed Sheekh, ayaa Shalay Xafiiskeeda ku qaabbishay Wafdi ka...
Barnaamijka todobaadkaan waxaan ku eegeynaa dhismaha Tiyaatarka oo la soo gabogabeeyay door intee la eg ayuu ka qaadanayaa wacyagalinta Bulshada,...
Xildhibaan .Samiira Xasan Cabdulle oo ka mid ah, Aqalka hoose ee BJFS iyo xubno ka tirsan maamulka Gobolka Hiiraan ayaa...
Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmdug waxaa ku wajahan saaka Wasiirka Arriamaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye...
Ra’iisul Wasaare Kheyre, Madaxweyne Waare, Madaxa fulinta Galmudug Sheekh Shaakir iyo xubno kale Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan...
Guddigga Qorsheynta, Maaliyadda iyo Miisaaniyadda ee Golaha Shacabka ayaa shalay oo 14-kii bishan ah u tegay safar shaqo magaalada Kigali,...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta si rasmi ah magaalada...
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiska ku qaabishay Wefdi ka socda hey’adda IOM iyo...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta kormeeray dhismayaasha cusub ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Machadka Barashada...
Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha Afrika ayaa billowday inay natiijooyin muuqda dhaliso. Arrintan waxaa shaaciyay Liu...
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa xalay kormeer ku tegay Teendhooyinka Xujeyda Soomaaliyeed loogu diyaariyay...
Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho