-Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Daahir Aadan Cilmi Indha qarshe oo ka hadlay tiro koobka lagu wado Ciidanka...
Kulankaan oo ahaa mid lagu dalbanayay joojinta colaad beeleedyada ka jira deegaanka Xeraale ee Gobalka Galguduud iyo Degmada Caddale ee...
Waxaa maalintii labaad ka socdo magaalada Muqdisho kulanka Wadatashiga Asteynta Awoodaha Heerarka Dowlada, shirka ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda...
Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Saaka Xukun Dil ku riday Canshuur Cismaan Abuukar Cumar (Asad) 23jir ah iyo Max’ed Cali...
Wasiirka Caafimaadka ee Falastiin ayaa sheegay in ciidamada Israa’iil habeenmadii xalay ay daanta Galbeed ku dileen 3-ruux,ka dib kolkii weeraro...
Howlgal aad loo qorsheeyay oo ciidamada amnigu ay fuliyeen 19kii Bishan ayay ku soo qabteen madaxii maxkamadda alshabaab ee Bariire. Hawlgalkaan...
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa marti-gelisay tababar ku saabsan Barnaamij lagu maamulayo hirarka oo loogu talo-galay dalalka soo koraya...
Munaasabadda Wareejintaan doomanka iyo xiritaanka tababarkii loo qabtay Iskaashatooyinka Kalluumeysiga Hirshabeele,Koonfur Galbeed iyo Gobolka Banaadir oo ka dhacday Muqdisho waxaa...
Hawlgal qorshaysan oo ciidammada Amnigu ay fuliyeen Magaalada Muqdisho 18-ka Bishaan Maarso ayaa lagu qabtay labo ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab....
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay, Madaxda 20-ka Urur siyaasadeed ee ka qayb galay,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho