Warbixin ay hey’adda Lacagta aduunka ka soo saartay wada hadalka dayn cafinta Soomaaliya ayay ku sheegtay in masuuliyiinta Soomaaliya...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa Maanta guddoomiyay shir ay kasoo qeyb galeen Safiirrada Waddamada amniga ka taageeraa Soomaaliya iyo...
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya mudane; Cabdi Xaashi C/llaahi, ayaa Maanta ku baaqay in la qoro, lana keydiyo Riwaayadaha...
Maamulka iyo howlwadeenada Madaxtooyada ayaa markii 8-aad ka qeyb qaatay Barnaamijka ISXILQAAN ee dib loogu dhisayo xarumaha danta guud ee...
Kullan looga hadlayey sidii loo heli lahaa Ciidan Boliis oo Awood u leh illaalinta ee Xeebaha dalka, ka hortagga Tahriibka,...
Ciidamada Ammaanka ee ka howgala Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa Qarax miino oo Maleeshiyaadka Al Shabaab doonayeen in dadka...
Gudoomiyaha degmada Warshiiq ee gobalka Shabeelaha dhexe Xasan Maxamed Axmed oo la-hadley Radio Muqdisho ayaa faahfaahiyey shaqooyin kala duwan oo...
Wariye Maxamed Macalin Xasan Fiidnimadii caawa ayey rag ku hubeysnaa bastooladu waxay ay gudaha u galeen guriga wariyaha oo kuyaalla...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaliya Muadane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta waxaa uu kormeer ku tagay Xarunta Akadeemiyadda Cilmiga,...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka ee SoDMA ayaa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ka Baxisay Agabka aan cunnada aheyn (NFIs ) oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha dib loo doortay ee Dowlad...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada...
RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Militariga Dawladda colombiya ayaa shaaciyey in saddex askari oo kamid ahaa Ciidnkooda la dilay halka ugu yaraan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho