Iyadoo muddooyinkii u danbeeyay ay socatay qorshe lagu diyaarinayay ciidamada daraawiishta Galmudug si ay qeyb uga noqdaan howlgallada ka dhanka...
Marwada Madaxwenaha Dalka Marwo Seynab Cabdi Macalin ayaa daah furtay shiwryne looga hadlayo aayaha haweenka, kaasi oo ujeedkiisu-yahay sidii loo...
Iyadoo weli uu socdo barnaamijka isxilqaan oo lagu dhisayo xarumaha danta guud ayaa mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha wasaaradda Boostada,Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada...
Waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ka socday dalka Malaysia gaar ahaan Hya’adda Islaamic relief,kuwaasi oo u yimaadey sidii ay...
Kooxdan oo ka koobnaa saddex dhalinyaro ah ayaa xalay lagu soo bandhigay Saldhigga degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, waxaana la...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JFS Mudane; Maxamed Mursal Sh.C/raxmaan, ayaa qudbad ka jeediyay Shirka 29-aad ee Midowga Baarlamaanada Carabta oo...
Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Subax Isniin ah Taariikhdu ku beegan tahay 04.03.2019 Warka waxaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka booqday Isbitaalka Madiina si uu ugu kuurgalo xaaladda caafimaad ee...
Urur goboleedka IGAD, ayaa maanta oo Axad ah cambaareeyay weerarkii argagixiso ee khamiistii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Muqdisho,...
Kulankan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay qaabka ugu haboon...
Qaban-qaabada isu-soo-baxyo ballaaran oo lagu taageerayo midnimada iyo wadajirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana looga soo horjeedo faragelinta cad ee...
The Federal Republic of Somalia reaffirms its firm and principled position in support of the sovereignty, unity, security, stability, and...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Xasan ayaa ku dhawaaqay natiijada guud ee kuraasta ay kala heleen 20-ka urur...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor iyo Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda Qaranka, oo dhawaan la wareegay deegaannada Gendershe iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho