Xuska maalinta Africa oo xalay lagu qabtay magaalada Islaamabad ee Caasimadda Waddanka Bakistaan ayaa waxaa ka qayb galay masuu’liyiin katirsan...
Ciidamada ammaanka Qaranka Soomaaliyeed ayaa fashiliyay Gaari noociisu yahay Toyota NOHA oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa. Taliye Ku-xiggeenka Ciidanka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn u cambaareysay ciddii ka dambeysay Shacabkii Soomaaliyeed ee Xalay lagu laayay Koofurta Magaalada Gaalkacyo....
Cabdullaahi Cali Barre oo ah Wiil Soomaaliyeed, isla markaana ah agaasimaha Hay'adda Gateway community Service oo dadka soo galootiga ka...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale ayaa shaaca ka qaaday in xaaladda guud ee magaalada Beledweyne ay tahay mid degan,...
Gabar Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Maryan Cabdi Xuseen ayaa markii ugu horeysay taariikhda Soomaalida dalka Norway ka mid noqatay barlamaanka...
Wafdi sare oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Daahir Aaden Cilmi, ayna qeyb ka yihiin Taliyaha...
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa khudbad muhiim ah oo arrimo badan uu...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle waxa uu magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea uga qeyb galay...
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya, Drs; Fowziya Abiikar Nuur, ayaa sheegtay in ay Garab istaagayaan ka Wasaarad ahaan, Arday maanta ka qalin...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdullahi Xuseen Cirro ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Baay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho