Wasiir ku xigeenka Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya, Cusmaan Aaden Dhuuboow, ayaa Magaalada Madiina Al-munawara ee Dalka Sacuudi Carabiya...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay inay xoojinayaan Waxbarashadda Tacliinta...
Siddeedda Waddan ee ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD ayaa si wada jir ah u cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee Arbacadii...
Hay’adaha ammaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Saacadahii lasoo dhaafay Saddex xubnood oo ah Ajaaniib ka bar-bar dagaallamaysay Al-Shabaab lagu soo...
Wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika u qaabbilsan Soomaaliya, Danjire;Francisco Madeira, ayaa si weyn u dhalleeceeyay weerarkii ay Argagixisadu dhowaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan muhiim ah isugu yeeray Taliyeyaasha laamaha amniga ee u xilsaaran...
Madaxweyne ku-xigeenka hay’adda cilmibaarista iyo tababarada ee Raadiyaha iyo maamulka Telefishinka Ms. Liu Ying ayaa tababar uga furtay magaalada Beijing...
Dowladda Maraykanka waxa ay si xoogan u cambaareynaysa weerarka argagaxiso ee 24-kii Luulyo ka dhacay Muqdisho, Waxaan tacsi tiiraanyo leh...
Madaxweynihii Dalka Tunisia, Beji Caid Essebsi, ayaa ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalada Tunis ee Caasimadda Dalkaasi, sida ay daabacday...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho