War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Warfaafinta ee dowladda Qatar ayaa looga hadlay warbixintii uu daabacay wargeyska the...
Taliyaha ciidanka xooga Dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan Magaalada Roma ee dalka...
Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada imtixaanaadkii mideysnaa ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo toos uga hadlayey Telefishinka...
Ku dhawaad 40 Shaqaale isugu jira Waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa u soo gabagaboobay tababar...
Wasiirka Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Mudane Cabdi Aadan Hoosow ayaa shir gudoomiyey Shirka kaabayaasha dhaqaalaha Dalka...
Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Dr.Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) ayaa qado sharaf u sameeyey saraakiisha iyo hawlwadeennada ka socday Wasaaradaha iyo Xafiisyada...
Madasha Wada-tashiga ee Hannaanka Qaran-Wadajir, wuxuu si weyn ugu faraxsan yahay inuu si habboon u qabsoomay kulanka Wadatashiga dib-u-eegista iyo...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ay wehliyaan qaar kamid ah wasiirrada xukuumadda...
Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug oo u xilsaaran qaabkii xal waara looga gaari lahaa khilaafaadka bulsho ee ka dhex jira...
Boris Johnson ayaa waxaa loo doortay in uu noqdo hogaamiyaah xisbiga conservative ahna raiiusl wasaaraha Dalka Britain,kadib doorasho ka dhacdayy...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho