Howlgalkani oo lagu xaqiijinayaya amniga deegaanno dhawaan laga saaray maleeshiyada Shababa ayaa ururka 31-aad ee guutada 12 April ee ciidanka...
Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kulanka 11-aad kalafadhigiisa 5-aad ee Golaha Aqalka...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo maanta booqasho ku tegay waddada isku xirta Garoonka diyaarada...
Waxaa goor dhaw soo gaba gaboobay kulankii 11-aad kalfadhigisa 5-aad ee Aqalka Sare BFS, waxaana qeybta hore ee kulanka shir Guddoominayay...
Guddoomiyaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa Maanta Magacaabay Guddi ku meel gaar ah oo soo diyaariya sharciga doorashooyinka Qaran,...
Shirka Madasha Wadajir ee hannaanka Qaran Dowladaha hoose oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa wadajir u qaabbilay Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya , James Swan...
Madaxweynaha maamul goboleedka Koofur Galbeed, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Xafiiskiisa Baydhabo ku qaabbilay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo...
Waxgaradka deegaannada Galmudug ayaa soo dhaweeyay magacaabista Guddiga qaban qaabada Shirweynaha dib u heshiisiinta Beelaha dega deegaannada Galmudug oo ay...
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa soo dhaweeysay dadaalladii lagu kala dhex galay beello Walaallo ah oo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho