Sanadkii 1972-dii ayey ahayd markii Qaramada Midoobay ay u asteeysay maalinta deegaanka Adduunka, waxaana maalintan oo kale laga xusaa adduunka...
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, Mudane, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa Maanta oo Taariikhdu...
Wasiirka arrimaha Dibadda ee Mexico ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in ay wadamadda Latin America kala shaqeeyaan in...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax iyo Xubno la socda ayaa shalay Gelinkii dambe waxaa ay agareen...
Mashaariicdaan oo ay iska kaashanayaan Wasaaradda Arimaha gudaha Soomaaliya, ,hey’adda IOM iyo Wasaaradda howlaha guud iyo guriyeenta maamulka Hirshabeele ayaa...
-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka iyo qaar kamid ah Golaha Wasiirrada ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cabduule kusoo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha dibadda...
Soo bandhigidda Dhibaatooyinka laga dhaxlo dikhowga hawada, xaalufinta dhirta iyo sida ugu haboon ee looga shaqeyn karo ilaalinta deegaanka ayey...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha bulshada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Sadiiq Xirsi Warfaa oo hoggaaminaya wafdi saddex-geesood ah ayaa...
Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ugu baaqay Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka gaar ahaan siyaasiyiinta, culumaa’udiinka, dhallinyarada, aqoonyahanada ee...
Gudoomiyaha golaha aqalka sare BFS ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u jooga Soomaaliya Danjire Francisco...
RADIO MUQDISHO(HIIRAAN):-Cornel Cali Axmed Xaashi (Cali Cagey), Taliyaha Qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa digniin adag u diray...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Guddi heerkiisu sarreeyo oo qaabilsan horumarinta xirfadaha iyo...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si dhow ula socotaa xaaladaha la xiriira falalka hurinta colaadaha,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho