Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Zakiya Xuseen Axmed ayaa faah faahin ka bixisay Qarax ay ciidamada amniga ku...
Wasiirka maaliyadda Soomaaliya, Dr; C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa shir guddoomiyay kulanka Todobaadlaha ah ee kooxda la socodka deyn cafinta Soomaaliya...
Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ansixiyey xeerka saxaafadda Soomaaliyeed. 139-mudane ayaa...
Waxaa sare u kac laga dareemayaa ka ganacsiga iyo iibsiga dharka huudheyda ah suuqyada magaalada Muqdisho, waxaana ay ganacsatada yar...
Ciidamada amniga ayaa goordhow labo ka tirsan argagixisada Al-Shabaab ku dilay magaalada Muqdisho,kuwaasi oo isku dayay in ay xoog ku...
Ciidanka Amniga ayaa fashiliyay gaari walxaha Qarax laga soo buuxiyay oo argagaxisada ay ku doonayeen iney ku dhibaateeyaan Shacabka magaalada...
Xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD Mr.Maxbuub ayaa sheegay in IGAD ay boggaadineyso heshiiska ay magaalada Dhuusamareeb ku kala saxiixdeen dowlada...
Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta gaaray gobolka Bokool,halkaasi oo uu kula kulmidoono...
Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dowlad Goboleedyada ayaa kordhiyay howlgalada looga xureynayo maleeshiyaadka Alshabaab deegaanada ay kaga sugan yihiin Gobolada...
Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta uu u amba boxo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho