Laba Guddi ee ka kala socda Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Maanta kulan la qaatay Odayaasha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa booqday faraca jaamacadda ummadda ee magaalada Caabudwaaq. Ra’iisul Wasaare...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya Mudane...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta safar dhulka ah uga...
Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan, Xoghayaha joogtada ah Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan, Agaasinka kala duwan iyo khubarrada Wasaaradda...
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Dr. Baashe Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta kormeeray qeybaha kala duwan ee...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) ayaa ka warbixiyey shirk u saabsan ciidamada Afrika oo uu...
Kulankan uu Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu la qaatay ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee...
Horjooge Mukhtar Mohamed Abdi (Mukhtaar Ganeey) ayaa isku soo dhiibay Hay”adda NISA kaas oo Muqdisho laga soo dajiyay maanta. Qoraal...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka Guddoomay walaalkiis Suldaanka Saldanada dalka Cummaan Suldaan Qaabuus Binu Siciid...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho