Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa manta gaaray deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha hoose si ay ugu kuur galaan...
Allaha u naxariisto Marxuum Maxamed Qanyare Afrax ayaa maanta lagu Aasay Magaaladda Muqdisho Ee Caasimadda Dalka ka dib markii Masjidka...
Allaha u naxariistee waxaa qabuuro ku yaala Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir lagu aasay Meydka Marxuum Maxamed Qanyare Afrax oo...
Qaar kamid ah shaqaalaha Hay'adda duulista Hawada oo dhawaan tababar ku saabsan lasocoshada diyaaradaha isticmaala hawada ku soo qaatay dalka...
Qeybta 2-aad ayaa waxay ka bilaabananeysaa Bishii Oktoober 1949kii: Mudani Cabdullahi Ciisi Maxamud oo ahaa Xoghayihii guud ee SYL markii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xarigga ka jaray waddo cusub oo laami ah oo isku xirta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ;Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Qanyare...
Runtii muran kama taagna in taariikhda baal dahab ay kaga jiraan maalmaha 26ka Juun iyo 1 Luuliyo waa maalmihii madaxbanaanida...
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan hoggaanka dembi baarista CID ayaa ku guuleystay in ay Gacanta ku soo dhigaan ,Bishaar Abdirisaaq...
Wareegto kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa Guddoomiyaha cusub ee deegaanka Bariire loogu magacaabay Cumar Cabdi Xasan....
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho