Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan Samiira oo Tuulada Gasle ka Dhagax dhigtay Iskuul iyo Ceel Biyood+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Xildhibaan Samiira oo Tuulada Gasle ka Dhagax dhigtay Iskuul iyo Ceel Biyood+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaan .Samiira Xasan Cabdulle oo ka mid ah, Aqalka hoose ee BJFS iyo xubno ka tirsan maamulka Gobolka Hiiraan ayaa Shalay booqasho ku tagey Tuulada Gasle  oo hoos taga Magaalada Baladweyne iyo degaanno kale.

Marwo; Samiira, oo Maalmahan howlo shaqo u joogtay Gobolka Hiiraan, ayaa waxaa degaanka Gasle kusoo dhoweeyay Odayaasha dhaqanka, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada tuulada ku dhaqan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Waxanay wax-garadka Gasle faah faahin ka siiyeen Xildhibaannadda, xaalada guud ee Tuulada, baahiyaha ka jira iyo nolosha Dadka halkaasi ku dhaqan.

Xildhibaan Samiira Xasan , ayaa sheegtay in ujeedka ay halkaasi u tagtay ay tahay, sidii ay ugu warqabi lahayd, Dadka halkaasi ku dhaqan oo ay ku metesho Baarlamanka iyo sidii ay u ogaan lahayd xaaladda guud ee Dadka iyo degaanka iyo baahiyaha kala duwan ee halkaasi ka jira , waxanay sheegtay in halkaasi laga hirgelin doono mashaariic lagu horumariyo nolosha Dadka Tuulada ku dhaqan.

Xildhibaanadda ayaa intii ay halkaasi joogtay waxay Dhagax dhigtay Ceel Biyood Tuulada laga qodayo iyo Iskuul ay wax ku baran doonaan Caruurta halkaa ku nool, waxayna hay,adaha sama-falka ee Gobolka Hiiran ka howl gala ugu baaqday in ay ka war qabaan nolosha Dadka miyiga ee Gobolka Hiiraan.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ku wajahan Dhuusamareeb

Next Post

Dhegeyso: Barnaamijka Wadajir

Next Post
Dhegeyso: Barnaamijka Wadajir

Dhegeyso: Barnaamijka Wadajir

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In