Waxaa furmay kulanka guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa kulanka...
Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay isku daygii afgambi ee ka dhacay Ismaamulka Amxaarada ee dalka Itoobiya. War ka soo...
Mas'uuliyiinta maamulka Galmudug ayaa aqbalay in 4ta bisha July ee soo socota ay qabsoonto Doorashada Xildhibaanada, iyo Hugaanka sare ee...
Xubnaha xildhibaanada golaha Shacabka baarlamaanka dalka ayaa maanta yeelanaya mid ka mid ah kulamadoodii caadiga ahaa waxaana la filaya in...
Sareeye gaas Zakiya Axmed Xuseen taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya oo qoraal kooban soo dhigtay barteeda Tuweterka ayaa kaga...
Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa billaaabay wejiga labaad ee dib-u-habaynta ciidamada xoogga dalka, kadib markii wejigii koowaad uu si...
Beijing, June 23 , 2019 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa wadahadal laba...
Wafdiga uu Hoggaaminaayo, Wasiirka Arimaha Gudaha ee maamulka koonfiur galbeed Maxamed Abuukar oo dhowaanahan Degmada Buur-hakaba u joogay Dhismaha Maamulka...
Wafdigan uu hogaaminayey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee maanta gaaray degmada Wala-weyn ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa soo...
Axdi laga saxiixay agaasimeyaasha waaxyaha wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, waa halbeegyada ku jira Tubaha ay wasaaradda, kuwaas oo ka...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho