Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa munaasabad lagu weynaynayo Todobaadka Xorriyadda oo ay sameynayaan Kooxaha Qaran ee Fanka...
Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor dhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo munaasabadda qalinjabinta kala qaybgalay dufcadda 20-aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa...
Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare ayaa gaaray magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo maamulka degmada...
Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya ayaa dalka Shiinaha kulan kula qaatay dhiggiisa dalkaas oo ay ka wada hadleen sidii Soomaaliya looga...
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug ka socoto qaban qaabada lagu soo dhaweynayo Wafdiga Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane...
Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan wada-tashi ah oo ku saabsan wareegga labaad ee...
Tababarkan oo.socon doona muddo labo maalin ah ayaa maanta ka.furmay magaalada Baydhabo, waxana loo qabtey Beeraleyda Koonfur Galbeed Soomaaliya. Siminaarka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda fedraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay munaasibad ay ku qalin jabinayeen dufcadda 20-aad ee...
Agaasimaha warfaafinta madaxtooyadda Soomaaliya C/nuur Maxamed Axmed ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Alle ha u naxariistee Garyaqaan Yuusuf Xaaji...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho