Madaxweynaha Jamhuuriyada Shacabka Shiinaha, Xi Jinping ayaa maanta oo Jimca ah ka furay magaalada Caasimada Beijing Shir madaxeed ku saabsan...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa Magaalada Adis Ababa kaga qeyb-galay Shir Looga hadlayo Horumarinta Dhaqaalaha...
Mas’uuliyiin ka kala socda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Boqortooyada Norway ayaa wada hadallo laba geesood oo miradhal ah ku yeeshay...
Wasiir dowlaha arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Axmed khayr Cabdi ayaa maanta muqdisho kulan kula yeeshay agaasimaha guud...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya oo Hoggaaminaya waftiga Soomaaliya uga qayb gelaya Shirka Second Belt and Road Forums ee...
Wasaaradda waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay sharuudaha iyo tilmaamaha looga baahan yahay inuu...
Madaxweyhinii hore ee dowladii KMG aheyd ee Mudane Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada...
Iyadoo dalka Sri Lanka ay dhowaan ka dhaceen falal argagixiso ah oo ay wax ku noqdeen dad badan ayaa waxaa...
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale oo uu wehliyo guddoomiyaha gobolka Banaadir,taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed iyo guddoomiye...
Wasiiru-dowlaha wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ee dowlad goboleedka Hirshabeelle Sacdiyo Maxamed Nuur "Buris" oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS,...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Dowlad-goboleedka Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay...
Somali National University (SNU) has officially launched the Somali National Artificial Intelligence Centre (SNAIC), a Centre of Excellence established to...
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda(SNAIC), oo ah xarun loogu talagalay horumarinta cilmi-baarista, waxbarashada, hal-abuurka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho