Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliyaย Mudane Xildhibaan Aadan Isaaq ayaa caawa si rasmi ah...
Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka waxa ay si wadajir ah u billaabayaan Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay ka qeybgalayaan...
Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Isku aadka wareegga 1-aad ee tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka. Halkaan ka...
Wasiirka Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Aadan Hoosow ayaa shir gudoomiyey shirka kaabayaasha...
Waxaa magaalada Garowe ka soconaya maalintii labaad shirka Wadatashiga Qaran ee Madaxda Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleeyda iyo Maamulka Gobolka Banaadir....
- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ,Wasiiru dowlaha Mudane...
Guddiga dhismaha Garoonka kubadda Cagta Mire Awaare ee magaalada Garoowe ayaa kulanย mahad celin ah la qaatay Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda...
Wasaaradda waxabarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho tababar ugu soo gaba gabeysay in ka...
Wasaaradda Cadaaladda & Arrimaha Garsoorka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay shirka billaha ah ee ay isugu yimaadaan Bahda...
Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho