Ugu yaraan Saddex Qof oo ganacsato Soomaaliyeed ah ayaa lagu dilay mid kalana dhaawac culus ayaa soo gaaray, markii ay...
Raβiisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane; Xasan Cali Khayre, oo Maanta soo xiray shir waynaha soo bandhigidda iyo xaqiijinta...
Howl-galka nabad ilaalinta Midowga Afrika ayaa lagu wadaa in daba yaaqada Bishan ay ka baxaan Kulliyadda Milliteriga ee Jaalle Siyaad,...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta iyo ergooyinkii shirka ka soo qaybgalay, waxay si wayn u soo dhaweynayaan Soo-bandhigidda iyo...
Horumarinta Aflaamka Soomaaliyeed iyo in ay Filamadu noqdaan kuwo xambaarsan farriimo kala duwan oo Dadka wacyi-geliya ayay dedaal ballaaran ugu...
Gudoomiye ku xigeenka maamulka degmada Yaaqshiid Deeq Muxumed Xasan Gaafoow oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa ka hadlay horumarrada ka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Dr; Maxamed Cabdi Waare, ayaa raja wanaagsan ka muujiyay in ay howlahooda nabad ilaalineed...
Wararka aan ka heleyno Deegaanka Baladul-amiin ee duleedka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda oo...
Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Subax Isniin ah Taariikhdu ku beegan tahay 21.02.2019 Warka waxaa soo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay bogaadineysaa sida Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Mudane Biixi Cabdi uu u aqbalay in Maamulkiisa iyo Dowladda Federaalka...
Taliyaha Ciidanka XDS, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska Leyli Saraakiisha iyo Leyli saraakiil Xigeennada...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Ayub Ismail Yusuf , ayaa maanta dhagax-dhigay mashruuc...
La-Taliyaha Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa maanta ku qaabilay Xafiiska Amniga Qaranka Danjiraha Turkiga...
H.E. Adam Isak Ali, Ambassador of the Federal Republic of Somalia to the Republic of South Africa signed the Book...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
Β© 2022 Radio Muqdisho
Β© 2022 Radio Muqdisho