Wafdi uu horkacayo Taliyaha Ciidanka Asluubta ee wadanka Suudan Sareye Guud Xatim Alnuur Cabdulqaadir ayaa soo garay magaalada Muqdisho, iyadoo...
Wafdi ka socda Wasaaradda Qorshaynta Xukuumada Fadaraalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, waxaana soo dhoweeyey xubno uu ka mid...
Cabdi Yuusuf Xasan, oo ah muwaaddin Soomaaliyeed, ayaa la soo taagay Maxkamad ku taalla Dalka Maraykanka, markii lagu eedeeyay Afduub...
Maamulka Degmada Buule Burte ee Gobalka Hiiran ayaa sheegay in howlo badan oo mashaariic ah laga fuliyay Degmada, ayna diyaar...
Warbixin uu siiyay Taliyaha Ururka 60-aad Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Mudane; Daahir Maxamuud Geelle, ayaa lagu sheegay in Saddex Sarkaal ay...
Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Hiiraan Mudane Cabdiraxiin Muxumed Taakooy, ayaa xarigga ka jaray Saldhig Boolis oo laga...
Munaasabadaan lagu soo bandhigaayay Buugga ay qortay Qoraa Najmo Maxamuud Sh Cumar "Qaran Bila" ayaa xalay waxaa lagu qabtay Hotel...
Madaxweynaha Dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisa Dalka Maraykanka, Donald Trump, ayaa ka wada hadlay qorshaha ay xukuumadda Washington...
Garigaan oo ahaa Nuuca Raaxada ee Gobolkaan looga yaqaan Kabiyo Buud ayaa shalay galinkii Dambe ku rogmaday inta u dhaxeeysa...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Dalka Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqday Magaalada, Saint...
Taliyaha Ciidanka XDS, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska Leyli Saraakiisha iyo Leyli saraakiil Xigeennada...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Ayub Ismail Yusuf , ayaa maanta dhagax-dhigay mashruuc...
La-Taliyaha Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa maanta ku qaabilay Xafiiska Amniga Qaranka Danjiraha Turkiga...
H.E. Adam Isak Ali, Ambassador of the Federal Republic of Somalia to the Republic of South Africa signed the Book...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho