Wasaaradda Qosheynta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wadatashi ku saabsan wareegga koowaad ee Qorshaha horumarinta Qaranka Sagaalaad la yeelatay Hay”daha Sharci...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ay wehliyaan wasiirrada maaliyadda iyo xannaanada xoolaha ayaa...
WAR-SAXAAFADEED Dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo ka jawaabeysa war-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Kenya 16kii Febraayo 2019, waxay caddeyneysaa: Dowladda Federaalka...
Munaasabadda xiritaanka tababarakan oo lagu baranayaya hab qoraalada codsiyadda Mshaariic oo loo qabtay shaqqalaha wasaaradda Gaar-gaark iyo maareynta musiibooyinka waxaa...
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta xariga ka jaray Dhismayaasha loogu tala galay in ay ku...
Maadaxweynaha Maamaulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta ayaa maanta magalaada Baydhabo ka daah-furay wareegga koowaad ee...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka & Dalxiiska Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa si rasmi ah u furay...
Ciidamada amniga dowlad Goboleedka Puntland ee PSF ayaa howlgal ka dhan ah Al-shabaab ka fuliyey deegaano ka tirsan Buuraha Cal...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta daah furay shirka wadatashiga iyo diyaarinta Qorshaha...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo Khudbad ka Jeedisay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee ka socda...
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Boqortooyada Spain ayaa maanta magaalada Madrid ku kala saxiixday heshiisyo la xiriira deyn cafinta iyo horumarinta...
Masuuliyiin ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo uu hoggaaminayay Ku-xigeenka Xoghayaha Ururka, ayaa maanta si rasmi ah xarigga...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maalintii labaad magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka wadday qeybinta deeq gargaar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho