Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Masuuliyiin ka tirsan xisbiga JSP oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee degmada Galinsoor

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 months ago
in Wararka
0
Masuuliyiin ka tirsan xisbiga JSP oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee degmada Galinsoor
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Masuuliyiin ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo uu hoggaaminayay Ku-xigeenka Xoghayaha Ururka, ayaa maanta si rasmi ah xarigga ka jaray xarunta cusub ee ururka ee degmada Galinsoor.

Munaasabadda furitaanka waxaa ka qeyb gala, xubno ka tirsan ururka, odayaal dhaqameed iyo qeybaha kala duwan ee bulshada degmada, kuwaas oo soo dhaweeyay furitaanka xaruntan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Masuuliyiintii ka hadashay munaasabadda ayaa sheegay in xaruntan ay door muhiim ah ka qaadan doonto isku xirka bulshada, dardargelinta howlaha ururka iyo xoojinta wacyigelinta ku aaddan himilooyinka Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP).

Sidoo kale, waxay shacabka degmada Galinsoor ku dhiirrigeliyeen inay ka qeyb qaataan dadaallada lagu horumarinayo ururka iyo sidii loo xoojin lahaa wadajirka bulshada.Furitaanka xaruntan ayaa qeyb ka ah dadaallada Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) uu ku ballaarinayo xarumihiisa iyo abaabulkiisa deegaannada kala duwan ee dalka.

Previous Post

Hay’adda SoDMA oo gargaar raashin ah u qeybisay qoysas dan-yar ah oo ku nool Beledweyne

Next Post

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiisyo ku saabsan deyn cafin

Next Post
Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiisyo ku saabsan deyn cafin

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiisyo ku saabsan deyn cafin

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In