Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane; Xasan Cali Kheyre, ayaa xalay kormeer howleed ku tagey xarunta Wasaaradda Shaqada, shaqaalaha iyo...
Boliiska Garoonka Diyaaradaha Delhi Airport ee Dalka Dalka Hindiya, ayaa Gacanta ku dhigay 600 kg oo Khaad ah, laguna soo...
Shirka tubta horumarinta arrimaha bulshada oo maanta lagu qabtay xarunta wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), ayaa...
Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista XFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomar ayaa dhagax dhigay qeybo hor leh oo la doonayo...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomar ayaa maanta tababbar u soo xiray qaar...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa la kulmey...
Munaasabadani oo lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee u dulqaadasho la’aanta gudniinka Fircowniga ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana si...
Munaasabadani oo lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee u dulqaadasho la’aanta gudniinka Fircowniga ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,waxaana si wada...
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta Degmada Hol-wadaag ee Gobalka Banaadir ka dhagax dhigay dugsiga sare...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo, kuwaasi oo ka kooban xubnaha labada...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...
Qaar ka mid ah gabdhaha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiirigelin iyo hambalyo ah u sameeyay Caaliya Maxamed...
Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...
Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho