Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shir lagu daah furayay qorshaha horumarinta qaranka ee...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo doorashada kaddib la hadlay Xildhibaannada Baarlamaanka Koonfur Galbeed...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa oo ay wehliyeen Wasiirro, taliyaha ciidanka booliiska iyo mas’uuliyiin kale...
Aadan Maxamed Nuur Saran soor ahaa oo aha musharixii la tartamayay Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa sheegay in uu...
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya Mudane Cabadullaahi Goodax Bare ayaa maanta ku soo dhaweeyay Xafiiskiisa Safiirka Cusub...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed ayaa muqdisho ka daahfuray Kulan looga hadlayay qorshaha isku dhafka ciidamada qalabka...
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koofur Galbeed ayaa ku dhawaaqay in Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen uu ku guuleystay Doorashada Madaxweynaha...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa xarunta Jaamacadda Carabta ee Qaahira uga qeyb galay shir saddax...
Dadweynaha Reer Madagascar oo lagu qayaasayo ilaa 10 milyen ayaa lagu wadaa in maanta ay u dareeraan goobaha codbixinta doorashada,si...
Kulanka waxaa soo agaasintay Wasaaradda Cadaaladda dalka waxaana ka soo qayb galay wakiilo ka socday wasaaradaha iyo hay'adaha kala duwan...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...
Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho