Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa magaalada Ganeva kaga qeyb galay shirweynaha caalamiga ah...
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo diyaar garowgii u dambeeyey ugu jira munaasabadda Xuska Xilligii la aas-aasay Booliska ayaa maanta dhoola-tus...
Duqa Magaalada Muqdisho ahna guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Mudane; Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng; Yariisoow) ayaa Magaalada Geneva ee Dalka Switzerland kula...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Abdirahman Omar Osman (Eng; Yariisoow) oo la kulmay dhiggiisa Magaalada Geneva ee Dalka...
Shirkaan bilaha ah ee u dhexeeya Dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka SDRF ee looga hadlo mashaariicda hormarineed ee Soomaaliya ayaa...
Labadii bishan ayaa dowladda Mareykanka si rasmi ah u shaacisay in dib loo furey safaaradooda Soomaaliya, sidoo kale hey'adda kaalamada...
Boliiska Dalka Talyaaniga ayaa Isniintii Shalay Xabsiga dhigay, Cumar Moshin Ibraahim, oo 20 Jir ah, kana soo jeeda Soomaaliya, markii...
Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Ra’iisul wasaaraha XFS mudane Xasan Cali Khayre...
Waxaa lagu soo gabo-gabeeyay magaalada Baku ee caasimadda dalka Azerbaijan shirka 5aad ee Xildhibaanadda Adduunka (Fifth Global Conference of Young...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...
Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho