Wafdigii ugu horeeyay ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u diro Dowlad Goboleedyada dalka si ay u baadi...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa bogaadiyey howlgalka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ay ku...
Barnaamijka islaamka iyo xagjirka oo ka baxa Radio Muqidsho ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay ficilada guracan ee kooxaha argagaxisada ah...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Mudane...
Boqortooyada Sacudi Carabiya ayaa maanta martgelineysa kulan taariikhi ah oo u dhexeeya dalalka Ethiopia iyo Eritrea, kaas oo ka dhici...
Xildhibaan Maxamed Mursal Maxamuud oo loo yaqaano (Boorow) kana tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa caawa fiidkii ku dhaawacmay qarax loogu...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Xasan Cali Maxamed “Amardanbe”oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Daahir...
Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo qaban qaabisaya Shir Wadatashiga oo ah mid xoogga lagu saarayey ka wada...
Isgoyska Buur Cali Janaale, oo ah sohdinta kala qeybiysa degmooyinka Kaxda iyo Dharkeenley ee gobolka Banaadir, ayaa waxaa maanta howl-gal...
Ergayga gaarka ee Dowlada Kuwait u fadhiya Qaramada Midoobay Danjire Mansour Al-Otaibi ayaa Khamiistii aynu soo dhaafnay soo dhaweeyay dadaaalka...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa booqday mid ka mid ah goobaha nasiinada ee magaalada...
RADIO MUQDISHO(QATAR):-Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo booqasho shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa...
RADIO MUQDISHO(SOUTH AFRICA):-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka South Afrika Amb. Maxamed Sheekh Isxaaq, ayaa maanta ka qeyb galay...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa gacanta ku dhigay shabakad argagixiso oo isku xiran, kana kooban illaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho