In ka badan 15-kamid ah Argagixisada Alshabaab ayaa dhintay tiro kalena way ku dhaawacmeen ka dib markii xalay duqeyn lala...
BAYAANKA WADAJIRKA AH EE MUNAASABADDA BOOQASHADA MADAXWEYNAHA JFS EE UGANDA 1. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed...
Madaxweynaha Dalka Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa waxa uu cambaareeyay dibadbaxyada qalalaasaha wata ee dabayaaqada todobaadkii labaad ka dhacaya guud ahaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi balaaran uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho ku tagay dalka Uganda,waxaana...
SONIC oo maamusha astaanta internetka ee Soomaaliya (dotSO) ayaa fursad u soo bandhigtay shirkadaha ka shaqeeya teknoolojiyada ee ka hawlgala...
Wafdi uu horkacayay abaandulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaliyeed Generaal Odawaa Yuusuf Raage oo ay qeyb ka ahaayeen xubno ka socday...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Cismaan (Eng.Yarisow) oo ka qeyb galay munaasabadda dib u loogu howlgelinayay Kooxda...
Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shir qodobo muhiim ah looga hadlay ku yeeshay...
Guddiga dib u eegista iyo la socodka Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya cutubyada uu ku wareejiyey Gudiga Madaxa banmaan ee Dastuurka...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta Beerta Nabadda kulan kula yeeshay suxufiyiinta warbaahinta...
Taliska Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta xaruntiisa ku qabtay shirka Talisyada Qaybaha Ciidanka Dhulka, kaas oo uu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray dib u dhis iyo casriyeyn ballaaran oo...
Safiirka Aan Deggenayn ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Brazil Mudane Dr. Omar Dufle, ayaa maanta Madaxweynaha Brazil,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho