Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Finland, Samuli...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta warbixin ka dhageystay maamulka sare ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS). ...
Kulankaan oo ay isugu yimadeen Xildhibaano ka tirsan goloha shacabka iyo ururada dhalinyarada ah ee ka jira Dalka ayaa looga...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta guddoomiyeyay kullanka todobaad laha ah ee Barnaamijka geedi socodka deyn...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Maxamed Cali ayaa maanta xafiiskiisa magaalada...
Munaasabadaan lagu xusayay Dhalashada Nabigeena Muxamad Naxariis iyo Nabad galyo dushiisa ha ahaatee ayaa Maanta lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo ee...
Maareeyaha Airporka Muqdisho Generaal Cabdi Ashkir Jaamac oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay inay jiraan alaabo badan oo looga...
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa sheegay inuu u soo gaba-gaboobay shir Madaxeedkii Midowga Afrika oo...
Kulankaan oo ay iskugu yimadeen Xildhibaano ka tirsan goloha shacabka iyo ururada dhalinyarada ah ee ka jira Dalka ayaa looga...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Maxamed Cali ayaa maanta xafiiskiisa magaalada...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta Beerta Nabadda kulan kula yeeshay suxufiyiinta warbaahinta...
Taliska Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta xaruntiisa ku qabtay shirka Talisyada Qaybaha Ciidanka Dhulka, kaas oo uu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray dib u dhis iyo casriyeyn ballaaran oo...
Safiirka Aan Deggenayn ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Brazil Mudane Dr. Omar Dufle, ayaa maanta Madaxweynaha Brazil,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho