Toban Boliis ah ayaa ku dhimatay Saddex kalena dhaawcyo ayaa kasoo gaaray, weerar gaadma ah oo ay Debleey ka geysteen...
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Coyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa lagu sheegay in...
Safiirka Soomaaliya u fadhin doona dalka Ethiopia Mudane Ali Sharif Ahmed ayaa maantay oo Taariikhdu tahay 27 December 2018 u...
Wasiirka wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya, Marwo; Khadiijo Maxamed Diiriye, ayaa Maanta soo xirtay shirweynaha Qaran ee Dhalinyarada. Shirweyniha...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Howlaha guud iyo Dib u dhiska XFS Mudane Cabdi Aadan Hoosow ayaa maanta si rasmi ah...
Maxmed Axmed Cabdi Oongooye waxa uu ahaa nin bartay cilmiga Diiniga ah iyo kan maadiga, isagoo dadaal badan ku bixinayay...
Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho waxaa galabta ka dhacday doorashada Guddoonka Guddiga Maaliyada, Miisaaniyadda iyo Qorsheynta ee Golaha Shacabka....
Madaxweynaha cusub Dawlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay...
Wasiirka Qorsheynta XFS Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray xafiiska Hay’adda Care International ee...
Waxaa magaalada Muqdisho maanta si rasmi ah looga furay xafiiska Hay’adda Care International ee Soomaaliya,waxaana xariga ka jaray Wasiirka Qorsheynta...
Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho