-Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay cambaareynaysaa dhacdadii ka dhacday degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir 6dii Nofeembar 2018ka, taas oo ay...
Guddoomiyaha Aqalka sare ee dalka Wasiiro, Xildhibaanno iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daah furayay Istaraatijiyadda...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa shir guddoomiyay kulan ku saabsan barnaamijka Horumarinta Dawladaha...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Dua Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng. Yariisow ayaa Taliyaha AMISOM kala hadlay Dhacdo dad rayid ah...
Ciidammada ammaanka ayaa howlgal qorshaysan oo ka dhan ah Al-Shabaab xalay ka sameeyeen Tuulada Farsoolay ee Gobalka Shabeellaha. Howlgalkaan...
Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaaliyeed ayaa noqotay gabadhii ugu horreysay oo ka tirsan dadka qaxootinimada ku tahay Mareykanka ee...
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/352152578690083/
Ololihii loogu jiray in Ilhan Cumar,mar un ay kamid noqoto golaha aqalka hoose ee Congresma Mareykanka ayaa soo afjarmay,waxaan guul...
Xisbiga Dimoqradiga ayaa la wareegay awoodda maamul ee Aqalka Wakiilada Mareykanka,ka dib doorashooyinka xilligga dhexe oo ay maalinimadii shalay u...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa xaflad abaalmarin iyo maamuus ah u qabtay haldooradii...
Urur-goboleedka Iskaashiga Horumarinta Bariga Afrika (IGAD) ayaa Arbacadii sii xoojiyey dadaallada uu ku taageerayo Soomaaliya sidii loo dardargelin lahaa ansixinta...
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidamada Ammaanka Jubbaland, ayaa waaberigii maanta howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho