Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa booqday Xarunta Dowladda Hoose ee magaalada Bern...
Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo maanta hadal kooban ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada Qaranka,...
Xilli ay isa soo tarayaan qoysaska naftooda oo qura kala soo cararaya dhibaatooyinka dilka iyo dhaca xaq darada ah ee...
Ilaa saddex boqal oo dhallinyara ah isugu jiaray wiilal iyo gabdho ka faa'iideestay waxbarasho ku aadaneyd barashada xirfado ay ku...
Ciidanka amniga Soomaaliyeed, ayaa Gacanta ku soodhigay dhagar-qabe ka tirsanaa amniyaadka Al-Shabaab, kaas oo lahaa Guri qarsoodi ah oo lagu...
Madaxweynaha Dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ammaanay doorka fir-fircoon ee uu Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali, kaga jira...
Munaasabadaan lagu sagootinaayay Ardaydaan ka baxday Dugsiga Xirfadaha Gacanta iyo Tabbarada ee Mudug Technical,Vocational and Educational Training ayaa Maanta lagu...
Banaan-baxaan lagu taageeraayay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliyeed dadaalada ay ugu jiraan Dhismaha Dalka iyo kor u qaadista Kaabayaasha dhaqaaalaha ee...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka...
Waxaa maanta xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha ka dhacay kulan dhexmaray wafdi ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka ee SoDMA ayaa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ka Baxisay Agabka aan cunnada aheyn (NFIs ) oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha dib loo doortay ee Dowlad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho