Xubno ka socda Midowga Ardayda Soomiliyeed ee wax ka barata Jaamacadaha Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa kulan kula qaatay...
Ciidamada Ammaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gacanta ku soo dhigay horjooge Al-Shabaab u qaabbilsanaa dhanka Miinooyinka iyo Qaraxyada, xilli...
Midowga Yurub ayaa ansixiyay howlgalkiisii ugu horeeyay ee taageerada miisaaniyadeed ee ku siinayo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Yaboohan ayaa wadar ahaan...
Munaasabadann oo lagu xusyay maalinta dalxiiska Aduunka ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Muqdisho, waxaana ka qeyb galay Madaxda Wasaaradda Warafaafinta, Dhaqanka...
Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa maanta soo xirey tababar uga socdey Muqdisho saraakiisha ka howl-gasha xududuudaha...
Munaasabad ku saabsan Ololaha dib usoo nooleynta waxbarashadda dadweynaha ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyaddoo Munaasabaddaasi Wasaaradda waxbarashada hiddaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabadda daahfurka barnaamijka dib u habaynta Waxbarashada Dadaweynaha...
Shir saxaafadeedka Billaha ah ee Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle , ayaa faah-faahin ka bixiyay guulaha Soomaaliya ay...
Baraawe, Wefdi uu hugaaminayo guddoomiyaha Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo ay ...
Ciidanka Xoogga Dalka oo dhawaan howgallo ay ka fuliyeen Deegaanka Jilib Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose waxay ku dileen 16...
Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho