Shirka Banbax Sanadeedka ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo muddo seddex maalin ah ka socday magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo xiray...
Maanta oo kale 3-dii December ee 2009-kii waa maalin xusuus gaar ah u leh umadda Soomaaliyeed kadib markii Qarax lala...
Laamaha ammaanka gaar ahaan Ciidamada Booliiska ah ee Deegaanka Godinlabe ee Gobolka Galgaduud ayaa wada Baaritaano ku aadan sidii gacanta...
Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo ku jira u diyaar garoowga sanad guuradii 75aad ee ka soo wareegtay markii la aas aasay...
Waxaa shalay gelinkii danbe magaalada Istanbul ee dalka Turkiga lagu soo gaba-gabeeyay shir labo maalin socday oo looga hadlayay xoojinta...
Qatar ayaa ka baxeysa ururka ay ku bohoobeen dalalka dhoofiya shidaalka ee OPEC ,sida ay ka dhawaajiyeen madax ka tirsan...
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle , xubno katirsan Golaha wasiirada iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka Jabuuti ayaa ka qeyb galay Xaflad si...
Gabdhahan Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Amaal Maxamed iyo Anisa Maxamed ayaa ku dhintay shirl gaari oo ka dhacay Dalka...
Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa ayaa walaac ka muujinaysa xad gudubyo la sheegay in ay ka dhacayaan Dalka Suudaanta Koonfureed,Qaramada Midoobay...
Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho