Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiir ku xiggeenka Wasaaradda Diinta iyo...
Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya gaar ahaan qeybaha ka howlgala xuduudaha dalka ayaa tababar ugu soo xirmey...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka General Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi ayaa maanta oo Axad ah ka guddoomay warqadaha aqoonsiga...
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Aqalka sare Senator Mowliid Xuseen Guhaad ayaa magaalada Muqdisho ka furay aqoon isweydaarsiga doorka Baarlamaanada...
Ololaha Isxilqaan oo uu horey u iclaamiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda FS ayaa ah mid looga go'leeyahay in ummudda Soomaaliyeed ay gacmahooda...
Wasaaradda Amniga Dowladda Federalka Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir looga hadlaayay baahida Soomaaliya ay qabto si ay u fuliso...
Waxaa maalintii labaad ka soconaya magaalada Stanbul ee dalka Turkiga shir lagu xoojinayo xiriirka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Turkig kaas oo...
Kulan wada tashi ah oo ay yeesheen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Maraykanka iyo Dowladda hoose ee Columbus Ohio ayaa lagu qabtay...
Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho