Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay Magaalada Idlib, ee dhacda Waqooyi galbeed ee Dalka Suuriya u dirtay Shalay oo Khamiis...
Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Subax Jimco ah Taariikhdu ku beegan tahay 19.10.2018 Warka waxaa soo...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa kullan looga hadlayey Amniga waxaa uu laqaatay Maamulka Degmadda Xamar Jabab ee Gobolka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Xukuumadda ayaa sheegay in Golaha...
Ciidanka booliiska ayaa maanta dekada Muqdisho ku qabtay kontainer Khamri ah kaas saxaafadda loo soo bandhigay, iyadoo goobta lagu soo...
Wafdi uu hugaaminaayo Guddoomiye ku xigeenka Golaha Aqalka Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Senetor Abshir Maxamed Axmed Abshir Bukhaari ayaa...
Dawladda Federaalka Soomaaliya oo Xoogga saareyso Ilaalinta iyo dhowrida Xuquuqda Caruurta Soomaaliyeed oo ahmiyad weyn uu leh Bulshadda ayaa Maanta...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya. Kulanka golaha...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa daah furay dib-u-dhiska Warta Tunbuluq ee degmada...
Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane,C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa Magaalada London ee Dalka Ingiriiska kula kulmay madax ka tirsan Dowladda...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...
War qoraal ah ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta dalka ayaa lagu faahfaahiyay Wada hadal Muqdisho ku dhexmaray Dowladda iyo xubno...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo ay wehliyaan Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa magaalada Sharma El-Sheikh ee Jamhuuriyadda Carabta ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho