Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Subax Isniin ah Taariikhdu ku beegan tahay 22.10.2018 Warka waxaa soo...
Golaha Murtida iyo Wacyo galinta National Tiyaatar waxaa ladhisay sanadkii 1965 waxaana lagu bilaabay Riwaayadihii ugu horeeyay ee lagu dhigo ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Bashiir Cabdi Maxamed “AMEERIKO” ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dawladda Turkey ee Soomaaliya...
Kulankan tacsida ah oo loogu duceynayey Allaha u naxariistee Ugaas Warsame Ugaas Cali Suuley oo dhawaan isaga iyo dadkale oo...
R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shaqa joojin ku sameeyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga. Arrintan ayaa ka...
Wasiirka arrimaha dibadda Eretria, Cusmaan Saalax Maxamed iyo asiirka arrimaha dibadda Jamhuuriyadda Demuquraadiga federaalka Ethiopia, Workneh Gebeyehu, ayaa booqasho rasmi...
Wasiirka arrimaha dibadda Eretria, Cusmaan Saalax Maxamed iyo Wasiirka arrimaha dibadda Jamhuuriyadda Demuquraadiga Federaalka Ethiopia, Workneh Gebeyehu, ayaa booqasho rasmi...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Bare oo safar shaqo...
Agaasimaha fulinta Shirkada Diyaaradaha Ethiopia ayaa maanta shaaca ka qaaday in bisha November soo socota 2-eda ay shirkadu dib u...
War qoraal ah ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta dalka ayaa lagu faahfaahiyay Wada hadal Muqdisho ku dhexmaray Dowladda iyo xubno...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo ay wehliyaan Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa magaalada Sharma El-Sheikh ee Jamhuuriyadda Carabta ee...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho