Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Teknoolojiyadda XFS oo shir caalami ah uga qeybgalay magaalada Geneva

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 months ago
in Wararka
0
Wasiirka Teknoolojiyadda XFS oo shir caalami ah uga qeybgalay magaalada Geneva
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hoggaaminayey Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee XFS Maxamed Aadan Macalin ayaa ka qayb galay Shirka Wadahadalka Caalamiga ah ee Maamulidda Caqliga Macmalka ah (AI), oo ka dhacay magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Shirka, oo uu furay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antรณnio Guterres, waxaa ka soo qayb galay wasiirro, madax sare oo dowladeed, khubaro dhanka teknoolojiyadda ah iyo wakiillo ka kala socday dalalka xubnaha ka ah Qaramada Midoobay.

Wasiirka ayaa madasha ka jeediyey khudbad uu ku sheegay in AI uu fursad weyn u yahay horumarinta adeegyada dowladda, kobcinta dhaqaalaha, iyo hal-abuurka, balse uu sidoo kale u baahan yahay hannaan maamul oo ku dhisan iskaashi iyo wadajir caalami ah.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

Wasiir Maxamed Soomaali ayaa xusay in dalalka soo koraya, oo ay Soomaaliya ka mid tahay, ay weli wajahaan caqabado dhinaca kaabeyaasha, tamarta, xogta, iyo xirfadaha AI, islamarkaana ku baaqay in la xoojiyo iskaashiga caalamiga ah si loo xaqiijiyo in dhammaan dalalku si siman uga faaโ€™iidaystaan fursadaha ay AI leedahay.

Ugu dambayn, Wasiirka isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda XFS ayaa xaqiijiyey sida ay Soomaaliya uga goโ€™an tahay inay la shaqeyso Qaramada Midoobay iyo bahwadaagta caalamka si loo dhiso nidaam Caqliga macmalka ah AI oo ammaan ah, lagu kalsoonaan karo, loo dhan yahay, isla markaana u adeega horumarka waara iyo barwaaqada bulshada.

Ka qayb galka Soomaaliya ee madashan caalamiga ah oo ah markii ugu horeysay ee la qabto ayaa muujinaysa doorka sii kordhaya ee ay dalka ku leedahay doodaha iyo goโ€™aan qaadashada la xiriira maamulka Caqliga Macmalka ah (AI), iyadoo dowladda ay xoojinayso ka qayb galkeeda wada-hadallada caalamiga ah ee lagu dejinayo mustaqbalka teknoolojiyadda iyo maamulkeeda.

Previous Post

Dardargelinta hirgelinta adeegyada dhijitaalka ah ee Wasaaradda Cadaaladda oo laga hadlay

Next Post

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Wakiilka IOM ee Soomaaliya

Next Post
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Wakiilka IOM ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Wakiilka IOM ee Soomaaliya

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In