Guddiga Kheyraadka dabiiciga iyo Bay’ adda ee golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay Ku-simaha Wasiirka...
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay ka heleen jawaabo ku aadan siddii...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay baaq nabadeed u diraysaa beelaha walaalaha ah ee ku dirarsan deegaanada Dhumay, Dharkayngeenyo iyo nawaaxigeeda....
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta saraakiisha ciidanka xoogga dalka kula hadlay xarunta wasaaradda...
Wadan waliba waxa uu leeyahay Baandeey garaacda Muusikada oo aad uu qurxoon yahay Labiskooda, kuwaasi oo tuma muusikda Astaanta Calamada...
Wasiirka Arrimaha Dibada ee Yeman Khalid Alyamani ayaa kulan kula qaatay magaalada Jabuuti dhigiisa dalkaasi Maxmuud Yuusuf,waxayna ka wada hadleen...
Is qab-qabsi ku saabsan bedel ayaa sababay in ay murmaan Eedeysane Dable Axmed Cali Cawaale iyo Dhibane Yuusuf Daahir Cali,...
Wadanka Jabuti ayaa lagu soo gabangabeeyey shir looga hadlayo sidii wadamada Afrika uga faa'iidaysan lahaayeen Tamarta dabiiciga ah sida dabaysha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Suudaan Cumar Xasan Ahmed Al-bashiir ayaa maanta xafiiskiisa madaxtooyada Suudaan warqadaha rasmigga ah ee aqoonsiga safiirnimo ka gaddoomay...
Guddoomiye Ku-Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa uga qeyb galaya magaalada Bristol ee dalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la xisaabtan iyo qiimeyn ku sameeyay Wasiirada Xukuumadda Dan Qaran....
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda furitaanka sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 18-aad Kumaandooska Gorgor, Guutada 12-aad Ciidanka Gaarka ah ee Gorgor iyo Guutada...
RADIO MUQDISHO:-Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho