Ugu yaraan 48 Qof ayaa geeriyootay markii uu Baabuur Bas ah ku dhacay Cagaf-cagaf aan laydh lahayn iyo gaari xamuul...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Madaxweyne Dalka Koofur Afrika Sayril Ramaphosa, ayaa sheegay inay Dalal badan oo Afrika ah ku tallaabsadeen horumar muuqda, gaar ahaan xagga Dhaqaalaha, Siyaasadda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul wasaaraha Ethiopia, Dr. Abiy...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa maanta Xafiiskiisa kula kulmay Wafdi ka socday Midowga Yurub oo...
Golaha Aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markale war ka soo saaray dagaalka ka socda deegaanka Tukaraq ee Gobolka...
Hay’adda saadaasha hawada ee Dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegtey in laga cabsi qabo inay Duufaanta Mekuku kusii fiddo Koonfurta Galbeed...
Dr. Cabdiraxmaan Xamuud Al-Sumayd wuxuu ku dhashay kuna barbaaray dalka Kuweyt Sanadkii 1947-dii. Wuxuu Shahaadada Koobaad ee Jaamacadda ka qaatay...
Golaha Aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markale war ka soo saaray dagaalka ka socda deegaanka Tukaraq ee Gobolka...
Ciidamada Boliiska iyo kuwa Nissa ee Degmadda Boondheere oo kaashanaayo Shacabka iyo maamulka Waaxyaha ay ka kooban tahay Boondheere ayaa...
Dowladda Soomaaliya waxay masuuliyadi ka saaran tahay amniga iyo badqabka muwaadiniinta, si taa loo fuliyo, xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay hore...
Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay masuuliyiinta hoos ku xusan xilalka Guddoomiye Ku-xigeennada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed:...
RADIO MUQDISHO:- Go'aan kasoo baxay xafiiska Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa looga joojiyay ka-qeybgalka kulamada...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo saaray go’aanno rasmi...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho