Maamulka degmada Doolow iyo Guddiga Gurmadka Fataahadaha degmadaasi ayaa in ka badan 30- Tuulo oo ku teedsan Wabiga Jubba waxay...
Burburkii dowladdii dhexe ee dalka 1991 ka dib, waxaa dalka iyo dadka Soomaaliyeedba waayeen kaalin wayn oo ah doorkii iyo...
Maxkamadda D, 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa qaaday kiiskan loo heysto eedeysanayaasha kala ah:- Fraxaan Maxammed Samatar, C/naasir Dhaqane...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa daah-furay Qorshaha midaynta iyo Daadejinta Sugidda amniga Caasimadda iyada oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo weheliyaan Qaar ka mid ah Gollaha Wasiirradda iyo dhammaan Shaqaallaha...
Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay goor dhow Wasiirro, Wasiiru dowlayaal iyo Wasiir ku xigeenno cusub. Xilalka Wasiirada 1- Xasan...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Guddiga Arrimaha Guddaha iyo Amniga ee Golaha Shacabka ayaa Galabta Kulan la qaatay Wasiirka Amniga iyo Taliska Ciidanka qalabka Sida....
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan oo warbaahinta la hadlay maanta ayaa sheegay in khubaro iyo...
Shir wadatashi ah oo ay wada yeesheen guddiga la socodka iyo dib u eegista dastuurka baarlamaanka Soomaaliya, guddiga madaxa banaan...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay weheliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo...
Dowladda Soomaaliya waxay masuuliyadi ka saaran tahay amniga iyo badqabka muwaadiniinta, si taa loo fuliyo, xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay hore...
Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay masuuliyiinta hoos ku xusan xilalka Guddoomiye Ku-xigeennada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed:...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho