Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta Mudane C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac) u magacaabay la-taliye sare...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta kormeeray xarun Wasaaradda ugu talagashay...
Kofi Annan, oo ahaa xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay ayaa maanta geeriyooday isagoo da'diisu aheyd 80 sano jir. Mr Annan...
Shirka wadatashiga Diyaarinta Hanaanka Qaran ee dib u heshiisiinta ayaa diirada lagu saarayaa sidii loo heli lahaa qabya qoraalka Siyaasadda...
Ciidanka Daraawiishta maamul Goboleedka Puntland ayaa dib ula wareegay degaanka Af-urur oo ka tirsan Gobolka Bari. Janaraal Axmed Cabdi Xaashi,...
Suldaan Maxamed Suldaan Yuusuf oo socdaal ku soo maraya qaar ka mid ah dalal ka mid ah Qaaradda Yurub, kana...
Muqdisho, Ogoosto 18, 2018; Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo casho sharaf u sameeyey...
Ka dib markii ciidanka Yuhuuda ay xireen masjidka Barakeysan ee ALAQSA ayaa daraasiin Falastiiniyiin ahi banaan bax cabasho ah ka...
Carwada Bandhiga Buugaagta Muqdisho oo mudo saddex berri ah ka socotay Magaalada Muqdisho ayaa waxa soo xiray Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir ayaa Magaalada Nairobi kula kulmay dhigiisa Kenya Mr. Peter G. Munya....
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Seattle ee...
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Baydhabo ku soo dhoweeyey wufuud...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), iyo wefdi heer sare ah oo uu...
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho