Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Oslo ee dalka Norway kulan kula yeeshay Xoghayaha guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 21-ka bishan Magaaladda Addis-Ababa kaga qeybgalaya shir aan caadi ahayn oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Xog-haya guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres iyo Wasiirka arrimaha dibadda...
Intii uusan ku dhicin bur-burkii heykalkii Dowladnimo ee Dalka Soomaaliya sanadkii 1990-kii waxaa dhisnaa Hey’ado badan oo ay ku xirnan...
Shirkan oo ay ka qeyb galayaan Madaxda Dowlad Gobaleedka Jubbaland uu ugu horeeyo Madaxweyne Axmed Madoobe, Saraakiil ka tirsan Ciidanka...
-Madaxweynaha maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa soo dhoweeyay heshiiskii Taariikhiga ahaa ee ay 16-kii Bishan wada gaadheen Dowladaha Soomaaliyea iyo Itoobiya....
Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa xoojinaysa Dhismaha ciidammada Qalabka sida,si ay u dardargeliyaan gudashada waajibaadka horyaal ee ah difaaca dalka. Ururka...
Cafiska ayaa ah habka kaliya ee ugu fudud oo marka la sameeyo horay loo sii socon karo, laguna iloobi karo...
Oslo, June 18, 2018--- Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Wasiirka arimaha dibadda Norway, Ine Marie...
Guud ahaan Maamulka Hawada Soomaaliya ayaa gacanta Dawlada Federaalka Soomaaliya soo gashay 100% waxaa Hawada laga Maamulayaa laga bilaabo maanta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii...
Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali ayaa maanta magaalada...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad si heer sare...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa si faahfaahsan u sheegay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho