Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Jabuuti halkaas oo uu ka furmay Shirka Madasha iskaashiga...
Muqdisho, July 05, 2018– Ra'iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka qeyb galay munaasabadda dib-u-howl gelinta...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa wareegto ka soo baxday Xafiiskiisa ku magacaabay Afhayeenka...
Maamulka Gobolka Mudug ayaa sheegay in uu aad u wanaagsanyahay Ammaanka magaalooyin ay ka mid yihiin Gaalkacyo iyo Hobyo, isagoo...
Dalka Masar Soomaalida ku nool waxay bilaabeen in ay qayb ka noqdaan ganacsatada iyo gaadiidleyda dalkaasi si ay u maareeyaan...
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabadiraxmaan oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Ingiriiska...
Tababar aad loo soo agaasimay kuna saabsanaa Maaraynta arrimaha Baarlamaanka (Administration of Parliaments) ayaa maalintii saddexaad ka socda magaalada Muqdisho...
Wafdi ay hogaaminayso Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Dekaha iyo Badda ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelaha...
(Muqdisho, 5ta Luulyo 2018) Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada ayaa dib u hawl-gelisay Machadka Tababarka Isgaarsiinta Qaranka oo hoos tagi...
Wararka naga soo gaaraya Gobalka Mudug ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-Shabaab ay dileen labo qof oo shacab ah sidoo kalana...
Munaasabad lagu xusayay 66-sano guuradii kasoo wareegtay Xorriyadda iyo Midowgii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Jubba ee dalka Koonfurta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho