Rabshado ka dhacay xabsi weyn oo ku yaala gobolka South Carolina ee dalka Maraykanka ayaa ku geeriyootay Toddobo kamid ah...
Ciidanka Qalabka ee Soomaaliya sida ayaa Howlgalo kabilaabay Deegaano badan oo hoos taga Gobolka Hiiraan kuwaas oo lagu baacsanayo Maleeshiyaadlka...
Todobadkaan Barnamijka Faqidaada waxaan ku soo qaadanay Kulamadii la Ciyaaray Horyaalka Soomaaliya iyo Kulankii xulka qaranka Soomaaliya uu la Ciyaaray...
Kulankii ugu adkaaTodobaaadkan horyaalka Soomaliya ayaa dhex maray galabta kooxaha Banaadir iyo Dekada oo isku haystay hogaanka kala horeynta Horyaalka...
Kooxda kubada cagta Banaadir ayaa barbaro la gashay kooxda Dekada oo horyaalka kor kacayso waxaana Banaadir ay ku guul dareysatay...
Muqdisho, 16, Abriil 2018—Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo maanta daah-furay Barnaamijka Wacyigelinta...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Avv. Mahdi Mohamed Gulleid Khadar ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay...
Intii uu socday Shirkii Jaamacadda Carabta ee ka dhacay magaalaa Dahraan ee dalka Sacuudiga,waxaa dhinac socday dadaalo lagu dhex dhexaadinayay...
Dugsiyada Waxbarashada ee Degmadda Doolow Soomaaliya ayaa intooda Ardayda Dhigata waxaa badan kood soo jeedaan Qoysas Danyar ah oo isugu...
Degmada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo waa Magaalo ku fiican Ganacsiga waxa ay kutalaa Xuduuda kala qaybisa Dalalka Somaliya iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo casri ah oo dhererkeedu yahay...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa-bannaan iyo Xuduudaha Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, Guddoomiye Mudane Yuusuf Cabduqaadir Maxamed iyo Xoghayaha Gudiga Mudane...
Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa toogasho lagu fuliyey Hodan Maxamuud Diiriye oo Maxkamad ku taalla Puntland ay dil toogasho ah horay...
Duqeyn culus ayaa saacadihii dambe ee xalay lagu beegsaday Khawaari muddooyinkii dambe godad ka qodanayay deegaanka Geedi-xeyr oo Waqooyi kaga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho