Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay shir-madaxeedka dalalka xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta oo...
Markii ugu horaysay Taariikhda waxaa Maagaalada Istanbul ee Dalka Turkiga laga furay Dugsi lagu baranayo Qur'aanka Kariimka. Munasabad kooban oo...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federalka Soomaaliya oo ku sugan Dalka Maraykanka ayaa kulamo la qaadanaya Madaxda Hay'adda lacagta Aduunka iyo Banka...
Shirka Madaxda Wadamada Jaamacadda Carabta ayaa lagu so gabangabeeyey Magaalada Dhahran ee Dalka Boqortooyada Sucuudiga. War-murtiyeed ka soo baxay Shirka...
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS oo kaashanaysa Guddiga La-Socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib u eegista...
Ra’iisalwasaare ku xigeenka Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Mohamed Gulleid Khadar ayaa kormeer shaqo ku tegey Xarunta Hay’adda...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed, ayaa maanta kormeeray Taliska qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir oo...
Munaasabad xilka loogu wareejinayo Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan C/llaahi Axmed Maalin Sufurow ayaa maanta waxay ka dhacday magaalada Baladweyne...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo xalay ka qayb galay shir looga hadlayay amniga dalka gaar ahaan caasimadda...
Masuuliyiinta Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay in Doorashada Kursigii uu ka geeriyooday Allaha U naxariistee Xildhibaan Bootaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo casri ah oo dhererkeedu yahay...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa-bannaan iyo Xuduudaha Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, Guddoomiye Mudane Yuusuf Cabduqaadir Maxamed iyo Xoghayaha Gudiga Mudane...
Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa toogasho lagu fuliyey Hodan Maxamuud Diiriye oo Maxkamad ku taalla Puntland ay dil toogasho ah horay...
Duqeyn culus ayaa saacadihii dambe ee xalay lagu beegsaday Khawaari muddooyinkii dambe godad ka qodanayay deegaanka Geedi-xeyr oo Waqooyi kaga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho