Kooxda kubadda Cagta Dekadaha ayaa la kulantay guuldarradii ugu horreysay ee Horyaalka Soomaaliya 24 kulan kaddib, Dekadda waxaa guuldarro ugu...
Ciidanka Jarmalka ayaa si rasmi ah u soo gabagabeeyay howlihii tababarka Milliteri ahaa ee ay ka wadeen Soomaaliya Siddeeddii Sana...
Wasaarada caafimaadka Dowlad goboleedka Galmudug oo gacan ka heleysa Hay’ad lagu magacaabo Childbirth Survival international (C.S.I) , ayaa markii u...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii argagaxisanimo ee 1-da bishan April ay Maleeshiyada Al-Shabaab ku...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Xayir “Maareeye” oo khudbad ka jeedinayay Munaasabad lagu xusayay 35- Sana guuradii...
Gobolka Shabeellaha Hoose wuxuu ku yaalaa koonfurta dalka Soomaaliya waxaana magaalo madax u ah Magaalada Marka, dhaqaalihiisa wuxuu ku tiirsanyahay...
Donal Trump,madaxwenaha dalka Mareynkanka ayaa saxiixay xaalad deg deg ah oo looga dan leeyahay in lagu kordhiyo weerarada dhanka cirka...
Dowladda Australia ayaa sheegtay in dalalka Soomaaliya,Koonfurta Suudaan iyo Iiraan ay ka saartay Liiska waddamada codsan kara mashruuca Bani’adamnimo ee...
Munaasabad lagu xusayay 35 Sana guuradii kasoo wareegatay asaaskii TV-ga Qaranka Soomaaliyeed ayaa Xalay lagu qabtay Xarunta Wasaaradda warfaafinta Dhaqanka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Cabdiwali Jaamac Gorod, ayaa sheegay in ciidamaddii Saaka hubka la galay Xarunta Golaha...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...
Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS ayaa kulankoodii maanta kaga hadlay xaaladda daran ee abaaraha dalka ka jira, waxa ayna soo saareen...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali held consultations today...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali ayaa maanta magaalada Qaahira kula yeeshay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho