Ilwaad Elman ayaa lo magacabay la taliyahay xoghayaha guud ee qaramada midoobay Ilwaad Elman ayaa ah gabar Soomaaliyeed oo u...
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye oo ay wehliyaan qaar ka mid ah Wasiirada...
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa soo bandhigay meydadka maleeshiyaad ka tirsnaa Al-Shabaab ku waasi oo lagu dilay dagaal ka dhacay...
Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Tuulax ayaa maanta kulan looga hadlayay dardargalinta...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Wadajir oo ah barnaamij ka hadlaya xasilinta Soomaaliya, kaasi oo ay...
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ilaa 7 qof ay ku geeriyootay qarax ka dhacay deekaanka Helibad ee...
Muqdisho, 02 April 2018-- Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta daah-furay barnaamij...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir "Mareeye" ayaa xafiiskiisa kula kulmay Sharci-yaqaannada Soomaaliyeed si...
Ra'iisalwasaare xigeenka Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Md Mahdi Mohamed Gulleid ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Peter De Clercq oo...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo kormeeray qeybo kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ka hadlay barnaamijka todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa faahfaahin guud ka bixiyay...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho