Muqdisho, June 11, 2018---- Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer howleed ku tegay wasaaradaha...
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuuker Ducaale Islow ayaa maanta Heshiis dib loogu dhisayo Ciidanka Booliska Soomaaliya Heer...
Carruurtan oo ay ka tageen 25 wariye oo Muqdisho ku dhintay laga soo bilaabo 2007-dii ayaa waxaa maanta loo qeybiyay...
Ardaydii ka baxday Iskoolka Bartamaha Sanadihii 1984 illaa 1990-kii ayaa lacag ay iska soo arruuriyeen waxaa lagu ciid siiyey caruur...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Jamaal Maxamed Xasan ayaa kulan ujeedkiisa ahaa iskaashi dhinac Tirakoobka la qaatay Agaasimaha Guud Hay”adaha Tirakoobka (Statistics)...
Warbixintaan oo sannadle ah ayaa lagu qiimeeyaa waddamada ugu amniga badan iyo tobanka dal ee ugu amni darrada badan caalamka, sida ay...
Wararka ka imaanaya dalka Yugandha ayaa sheegaya in la dilay xildhiban ka tirsan baarlamaanka dalkaasi,taasi oo dhalisay caro xoogan oo...
Dugsiga hoose dhexe ee Kista International School oo ay maamulaan aqoonyahano ku bahoobay ururka waxbarashada ee Alkowneyn ayaa Sanadkan kaalinta...
Kadib howlgal ballaaran oo lagu qaarijiyay maleeshiyaad iyo horjoogayaal badan oo ka tirsanaa koxda Alshabaab oo ka dhacay deegaanada Waqooyi...
Dab ayaa ka kacay Bakhaarka ugu weyn ee la dhigo Waraaqaha codeynta doorashada dalka Ciraaq,waxaana la sheegayaa in la xameeyay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho